Waqtiga rasmiga ah ee Soomaaliya lagu soo wareejinayo maamulka hawada oo la shaaciyay

Wasiirka Gadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed C/llaahi Oomaar ayaa shaaca ka qaaday in maamulka hawada Soomaaliya dowlada lagu soo wareejinayo maalmo kadib. Wasiirka oo hada ku sugan magaalada Edmanton ee Gobolka Alberto ee dalka Canada ayaa sheegay in ay ku guuleesteen in lagu soo wareejiyo hawada Soomaaliya, waxa uuna xusay in 28-ka bishan … Continue reading Waqtiga rasmiga ah ee Soomaaliya lagu soo wareejinayo maamulka hawada oo la shaaciyay